Axmed Madoobe oo ka digay Mudo kororsi kana hadlay Matalaada Gobolka Banaadir

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo xalay ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 1-da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka. Axmed Madoobe ayaa ku eedeyay dowlada federaalka Soomaaliya in ay ku tumaneyso dastuurka dalka u yaala, waxa uuna sheegay in dowlada hada bilowday in ay dadka … Continue reading Axmed Madoobe oo ka digay Mudo kororsi kana hadlay Matalaada Gobolka Banaadir